WARARKA SOOMAALI

DAAWO:-Jubbaland oo taageertay Go’aankii kasoo baxay Midowga Afrika

Maamulka Jubbaland ayaa ka hadlay go’aankii golaha Midowga Afrika ay ka qaateen muddo kordhintii xildhibaanada golaha Shacabku ay u sameeyeen hay’adaha Waqtogoodu dhammaaday ee dowladda fedraalka Soomaaliya iyo madaxtooyada.

Jubbaland waxa ay sheegtay in ay soo dhaweyneyso dadaalada Saaxiibada caalamiga ah ay ku bixinayaan xal u helidda khilaafka doorashada,islamarkaana carabka ku dhufatay in ay soo dhaweyneyso War-saxaafadeedkii ka soo baxay golaha Nabadda iyo Midowga Afrika.

Xaaladda Siyaasadeed ee Soomaaliya ayaa ka sii dareysa, waxaana jira baaqyo is daba joog ah oo loo jeedinayo dhinacyada isku haya Siyaasadda,taas oo looga dalbanayo in

Halkaan riix si aad u Daawato Warbixinta.

SOMALI NEWS

To Top