WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Jilaa adduunka Caan ka ah oo si toos ah Guur uga dalbaday Gabadh Soomaali ah,sida wax u dhaceen-Video+Warbixin

Jilaaga caanka ah ee reer Britain ee lagu magacaabo Idris Elba oo maalmahan lasoo bannaan baxay gabadh Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Sabrina Dhoore (29 jir).

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Jilaaga ayaa shirqool guur u dhigay gabadhan Soomaaliyeed isagoona masrax la buuxo kaga dalbaday in ay isguursadaan, taasoo ka farxisay Sabriina oo kedis ku noqotay, waxayna si kal iyo laab leh u dhun

SOMALI NEWS

To Top