WARARKA SOOMAALI

DAAWO:-Jaamacadda Carabta oo farriin u dirtay Madaxda Dowladda & DG

Bayaan ka soo baxay Ururka Jaamacadda Carabta ayaa walaac xoogan looga muujiyey Xaaladda Soomaaliya iyo khilaafka adeg ee ka taagan qabsoomida doorashooyinka ka dhacaya Soomaaliya.

Jaamacadda Carabta ayaa ugu baaqday Dowladda Soomaaliya, madaxda Maamul Goboleedyada iyo siyaasiyiinta mucaaradka ah inay xal siyaasadeed oo deg deg ah ka gaaran arrinta Doorashada ee khilaafku hareeyey.

Jaamacadda Carabta ayaa intaas ku dartay iney garab taagan tahay Shacabka Soomaaliyeed xilli kasta illaa ay ka guuleysanayaan caqabadaha haatan jira ee dib u dhiska Hey’adaha Dowliga ah, waxayna jaamacadda Carabta sheegtay inay lagama maarmaan tahay ilaalinta midnimada Qaranka iyo  Xasiloonida.

Halkaan ka Daawo Muuqaalka Warbixinta.

SOMALI NEWS

To Top