WARARKA SOOMAALI

Daawo Jaaliyada Khaatumo Ustareliya Oo Deeq Lacageed Gaadhsiiyey Bukaankii Shuban Biyoodka Widhwidh {Video}

Widhwidh Wakiil Wareedka Tvga Somalinews Widhwidh Weriye Sakariye Maxamed Ciise Wadani Ayaa Deeq Lacageed Oo Dhan 500$ Shan Boqol Oo Doolar Gaadh Siiyey Bukaanka Shuban Biyoodka Widhwidh Waxaana Deeqdan Lasoobaxay  Jaaliyada Khaatumo Ee Wadanka Usterlia Yadoona Deeqdan Uu kasooqaday Maxamed Muuse Xaaji Iyo Jamac Kaarshe  Oo Yaguna Kamid Jaaliyadaasi Kana Soojeeda G-Cayn

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA

Dadka Deganka Iyo Gudida Caafimaadka Widhwidh Ayaa Umahad Celiyey Jaliyada Khaatumo Yagoona Sheegay In Ay Dadkan Ubaahan Yihiin Kaalmo Nafaqo Madama Xoolihiina Kadhamaadeen Nafaqo Darana Hayso

SOMALI NEWS

To Top