WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Horumar xooggan oo ka socda Deegaanka QARARO iyo Qurba-joogta Deegaaka oo door weyn ku leh-Video

Buuhoodle (HM ) Waxaa magaalada Qararo  oo hoostagta Degamada Danood ee Gobolka  Doollo ee Dawlad Deegaanaka Soomaalida Itoobiya ka socda Horumar kala duwan, oo ay Hormuud u yihiin Qurbajoogta kasoo Jeeda deegaankaasi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxaa ka socda dhismaha Machad  Imaamu Bukhaari, oo horay  u dhagax dhigay Sh. Maxamed Cabdi Umal, Waxaana   gacanta ku haya oo dhisaya Qurbajoogta deegaaanka.

Dhinaca kale  deegaanka Qararo  ka socda Dhismaha Dugsi sare  oo Maraya Mee-gagobo gabo ah, Waxaana ka hadlay  Waxgaradka , Culimada iyo Bulshada Deegaanka.

SOMALI NEWS

To Top