WARARKA SOOMAALI

Daawo Haweenka G/Sool oo ku eedeyey Maamulka Somaliland Colaada Beelaha Walaalaha Ah ee Baharsame & C/garaad( Qayaad )

Haweenka Mid Ka Mida Beelaha Dega G/Sool Oo Kulan Ku Yeshay Magaalada Lascanod Waxay Kaga Hadlen Colada Soo Noq Noqatay Ee Katagan Qaybo Ka Mida G/Sool.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Haweenka Ayaa Daaha Ka Qaday Cida Ka Danbaysa Colaada Oo Ay Sheegen In ay Tahay Mamulka SNM Hubka Iyo Rasaastana Uu Isagu Dhiibay Beelaha Sido Kale Waxay Cadeyen Inta SNM Beelaha Ku Kala Dhex Jirto Inaan Aysan Imanayin Wax Nabad Ah.

 

“”Shalay Barkad iyo Cali Gari ayaa is dilay waala xaliyay Shalay Qayaad iyo Barkad ayaa IS Dilay waa Laxaliyay Sowmaaha Arrimo xooska Ka xidhan in Qayaad iyo Baharsame laxalin waayo tooda .ayay tidhi Kamid kamid ah haweenka Gobolka Sool  ee maanta shirka ku qabtay Gudaha Laascaanood

SOMALI NEWS

To Top