WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Guurtida Somaliland oo shaqadii ka eryey Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan oo Carmo dhawaan tagay-Video

Golaha guurtida Maamulka Somaliland ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Hargeysa waxaa ay shaqadii kaga joojiyeen uu ka hayey golahaas Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan oo kamid ah Salaadiinta dhaqanka ee deegaanada Maamulka Somaliland sidoo kale na ah Xildhibaan ka tirsan Golaha Guurtada Maamulka Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Suldaanka ayaa waxaa ay ku eedeynayaan Golaha Guurtida Maamulka Somaliland in uu ka qayb galay isaga oo xildhibaan qaran waa sida ay hadalka u dhigeene Munaasibadii Suldaanka lagu caleema saaray ee Deegaanka carmo Gobalka Bari.

SOMALI NEWS

To Top