WARARKA SOOMAALI

Daawo: Garoowe Garaad Saleebaan iyo Boqor Dabagooye oo ka horyimad Heshiiskii Caynaba ee Khaatumo iyo Somaliland wada gaadheen-Video

Garaad Saleebaan Garaad Maxamed iyo  Boqor C.laahi Dabagooye oo kamid ah Isimada dhaqanka ee Gobolada SSC oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa kasoo horjeestay Heshiiskii  ay gaadheen Somaliland iyo Khaatumo.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

“Waa heshiis Been ah oo waxba aan ka jirin Wixii ka dhacay Caynaba, oo Anaga aan na Qusaynin, Somaliland waxaan u sheegayaa Cali Khaliif Nooma Taliyo waa Shakhsi Anagu maanu dirsan, Ma qaadan doono, Mana yeeli doono waxaad la gasheen “ Ayuu yidhi Garaad Saleebaan Garaad Maxamed.

Boqor Dabagooye ayaa isagu sheegay inuu heshiiskaasi yahay mid aan waxba ka jirin, Wuxuuna sheegay in waxgaradka deegaanka iyo dadkuba ay kasoo horjeedaan.

Kalshaale.com

SOMALI NEWS

To Top