WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Garaad Jaamac Garaad Cali iyo wafti la socda oo lagu soo dhaweeyay Degmadda Xidhxidh-Video

Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac ayaa si baaladhan loogu soo dhoweeyay deegaanka Xidh-xidh ee Gobolka Sool.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa furi doona shirka Beesha deegaankani, Wuxuuna uga mahad naqay sidii loo soo dhaweeyey.

Garaadka ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay ku suganaa Koonfurta Gobolka Sool, Wuxuuna ku guulaystay in Heshiis Buuxa laga gaadho Colaadii u dhaxaysa Beelaha Mudug iyo Sool, Sidoo kalana waxaa socda kulamo Bulshada lagu Wacyi gelinayo Qiimaha Nabadda iyo Wada Noolaanshaha.

SOMALI NEWS

To Top