WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Ganacsade u dhashay Buuhoodle oo isaga iyo Hanti uu laahaba Maamulka Jubaland Xabsiga dhigay iyo sida wax u dhaceen-Video

Ganacsade maxamud Huunle Oo Kamid ah Ganacsatada Soomaaliyeed gaar ahaan Ganacsatada ka soo jeeda Buuhoodle ayaa lagu xidhay magaalada Kismaayo isaga iyo Lacag uu watay oo ay maamulka Jubaland ku eedeeyeen in ay tahay mid been abuur ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ganacsadaha la xidhay ayaa ahaa ganacsatada magaalada Kismaayo sanadidii u dambeysay waxaana uu lacagtan ka keenay magaalada Muqdisho intaas kadibna waxaa garoonka xoog kagala wareegay isagana xabsiga dhigay ciidamadda Maamulka Jubaland.

 

SOMALI NEWS

To Top