WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Gabadh Ciidamadda Maamulka Somaliland Hargeysa ku xidheen oo Xiisad ka abuurtay Deeganada Somaliland-Video

Aabaha Dhalay Abwaanad Niciima Qorane oo ah Gabadh Dhowaan Lagu Xidhay Magaalada Hargaysa ayaa Maanta Warbaahinta kula Hadlay Magaalada Hargaysa Waxaana uu Faahfaahin ka Bixiyey Sida Loo Xidhay Gabadhiisa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Gabadhan ayaa Maamulka Somaliland ku eedeeyey in ay u ololaysay Midnimada Soomaaliyeed Waxaana la Qabtay iyadoo ka dhoofaysay Madaarka Magaalada Hargaysa una sii jeeda magaalada Muqdisho.

SOMALI NEWS

To Top