WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Gaas oo xadhiga ka jaray wado muhiim u ah Garoowe iyo Khudbada uu ka jeediyey-Video

Garoowe (Horufadhi News)-Madaxweynaha Maamul Gobaleedka Puntland Cabdiweli Gaas ayaa xadhiga ka jaray wado laami ah oo isku xidha wasaaradda Dowladda, Magaaladda iy Aqalka Madaxtooyadda ee Puntland ,waxaana dhererkeedu dhanyahay 1.5km dhismaha.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Gaas ayaa shacabka ku dhiirigeliyey in loo guntado sidii gacn looga gaysan lahaa mashaariicda horumarineed,madaama bulshada iyo dowladda oo iskaashada ay kajawaabi karaan baahiyo waaeeyn oo si fudud wax looga qaban karo.

Madaxweynuhu waxaa uu u mahadceliyey masuuliyiinta hirgeliyey wadadaan waxaana uu ku amray in la dardargeliyo sare u qaadidada wax ka qabashadda wadooyinka iyo goobaha muhiimka ah ee u bahan in dhaqaalaha maxaliga ah loo huro.

SOMALI NEWS

To Top