WARARKA SOOMAALI

Daawo Gaas oo shirka London kabacdi oo sheegay in uu lamidyahay Kuwii hore usoo dhici jiray waxbana uusan….

Cabdiweli Gaas ayaa ka hadlay shirkii arrimaha Soomaaliya ee lagusoo gabagabeeyay magaalada London.

Gaas oo shirka kadib wareysi siiyay Warbaahinta ayaa sheegay shirkii London kadhacay haddii ay wax kasoo bixi wayaan inuu lamid noqon doono shirarkii ka horeeyay ee fashilka ku dhamaaday, wuxuuna ku dhawaaqay inay Puntland ka tashanayso in mar dambe aaminto xarig jiid caalamka.

HALKAN KA DHAGEYSO MAQALKA

 

SOMALI NEWS

To Top