WARARKA SOOMAALI

Daawo Ethiopia oo jabisay Heshiiskii ay Farmaajo lagaleen’ Xoogna kula wareegtay Dekeda Berbera & Malaayiin Doolar ay kasamaynayso

Dowladda federaalka Itoobiya ayaa si badheedh ah ujabisay heshiiskii ay dhowaan Addisabab kula saxeexdeen madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi farmaajo kaas oo ahaa in Ethiopia ay ilaaliso Madaxbanaanida & Qaranimada Soomaaliya islamarkaana aysan faragelin Danaha & hawlaha Qaranka Soomaaliyeed ,

Dhanka kale Ethiopia ayaa sheegtay inay ku howlan tahay inay awoodeeda koronta soo gaarsiiso dhulka maamulka Somaliland oo xuduud ballaaran ay wadaagaan.

Sidoo kale, Itoobiya ayaa korontadeeda gaarsiineyso wadanka curdanka ah ee Koonfurta Suudaan.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA

Itoobiya oo korontada ka dhaliso biyaha webiga mara dalkeeda ayaa waxaa ka faa’iideysta malaayiin qof oo dalkeeda ku cool, waloow ay dadka ku nool caasimada Addis Ababa ay haysato koronto xumo oo aysan si toos ah u helin.

SOMALI NEWS

To Top