WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Dowladda Koonfur Africa oo cunista Hilibka go,aan deg deg ah kasoo saartay iyo waxa dhacay-Video

Dowladda Koonfur Africa ayaa gabi ahaanba joojisay cunista iibinta iyo Cunista Hilibka oo laga helay Bacteriyada Listeria.

Wasaaradda Caafimaadka Koonfur Africa ayaa soo rogtay amar ah inaan laga ganacsan karin Hilibka lana cuni karin,sababo la xiriiro xanuun ka dhasha oo soo cusboonaaday.

Sidoo kale,wadamada deriska la ah Koonfur Africa ayaa iyagana joojiyay waxyaabaha cunada la xiriira ee kaga yimaada Koonfur Africa,madaama cudur halis uu dalkaasi ka dilaacay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top