WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Baashe Cali Jaamac oo ka hadlay muranka ka dhashay Heshiiska Dekedda Berbara,wadahalka Dowladda Somalia iyo MaamulkaSomaliland-Video

Wasiirkii hore ee Biyaha Maamulka Somaliland Baashe Cali Farax oo maanta qaar kamid ah warbaahinta Hargeysa kula hadlayey ayaa ka hadlay Heshiiski Maamulka Somaliland la galay Shirkadda DP-World ee imaaraadka iyo itoobiya waxaana uu Baashe sheegay in Xukuumadda Muuse Biixi bayaamiso heshiishka oo uu sheegay in uu yahay mid mad madow badan ka dhex muuqdo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Baashe Cali Jaamac ayaa sidoo kale ka hadlay wada hadalka Dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland isaga oo sheegay in ka hor inta aan la gaadhin wada hadalkaas ay haboon tahay in Somaliland dhexdeeda wada hadasho oo wax isla meel dhigto Sool,Buuhoodle iyo Badhan ayuu carabka ku dhufta.

 

SOMALI NEWS

To Top