Buuhoodle (Horufadhi News)- Saleebaan Xuseen Aadan Wuxuu ka mid ahaa dad sida wayn looga yaqaano deegaanka Buuhoodle, Wuxuu sidoo kale maid ahaa Hoboladii Qaran ee Waaberi, Wuxuu hada ku sugan yahay xaalad aad u naxdin badan.
HALKAN KA DAAWO….
Waxaa lasoo darsay Xanuuno, Sidoo kale wuxuu dayac xoogan ku haystaa halka uu dagan yahay, Waxaana Booqday oo Xaaladiisa u kuur-galay Wariye ka howlgala Buuhoodle.
Wixii aad ku caawinayso Kala xidhiidh Wiilkiisa | Najiib Saleebaan Xuseen | +252634978926
