WARARKA SOOMAALI

Daawo Deeq Lacageed Oo Gaadh Siiyey Dhibane Daa,uud Siciid Aw Cismaan Iyo Fariin Kuwajahan Muxsiniinta..

Widhwidh Marlabaad Ayaan Booqanay Walaalkeen Daa,uus Siciid Aw cismaan Oo Weli Geedkii Kuxidhan
Daa.uud Xaalkiisu Meel Fiican Ayuu Noomarayaa Balse Waxaan Rabaa In Aan Uducayno Cidii Usoojawaabtay Ehelkiisana Aan Gaadhsiino Deeqda Aan Uhayno
Marlabaadna Muxsiniinta Usoo Ban Dhigno In Ay Soo Caawiyaan Gurmadna Usoofidiyaan Walkeena Dhiban Isaga Iyo Qoyskiisa Oo Aad Udayacan Una Jilicsan Xoolihiina Dhaafeen
2032 $ Laba Kun Iyo Sodan Iyo Labo Doolar Ayaa Isoogaadhay Aniga Oo Sakariye Maxamed Ciise Ah Dhamaan Waan Umahad Celinayaa Dadkii Lasoobaxay Waana Uducaynayaa Walaalihii Sadaqadan Lasoobaxay Meelkasta Oo Ay Joogaan
Ilahay Habarakeeyo Hana Sharfo Janadana Kuwii Safka Hore Ka Gala Alle Haka Yeelo Waxaan Umahad Celinayaa Hayada HPA Oo Yana Kafaala Qaaday In Ay Daawuud Xurunteeda Dhimirla Nuuhoodele Ay Kuxaraynayaso Ilahay Habarakeeyo Hana Sharfo

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA

Gabadho Canada Kasoodiray 700$ Waan Uducaynayaa Yagana Alle Habarakeeyo Ilahayna Janada Ha Ugu Badalo
Suldaan Magaciisa Codsaday In Aaanan Sheegin Oo Isna 300$ Soodiray Ilahay Isna Habarakeeyo Kiidalka Oo Dhan Suldaan Kanoqdana Alle Hakayeelo
Dhamaan Waan uducaynayaa Kii Sadaqada Lasoo Baxay Iyo Kii Aan Hayn Ee Jeclaa In Uu Lasoobaxoba
Marlabaad Aan Soo Caawino Soona Taakulayno Si Aan Qoyskiisa Usoo Xarayno Gaajada Iyo Dayacana Uga Qaadno Hoyna Ugu Dhisno Fadlan Nagala Qayb Qaata Walaalayaal Ilahay Janada Hoy Ha Idiinka Dhisee
+252 63 4494475 Fadlan Sii Faafi Soona Caawi

SOMALI NEWS

To Top