WARARKA SOOMAALI

Daawo C/xakiin Camey oo la waydiiyey Su’aal u ku Fashilmay ” Maxaad Sool & Sanaag & Cayn u sheegataan hadaydan Awood ulahayn…

Wariye Cabdisalaan Hareeri ayaa waraysi kula yeeshay magaalada garoowe xarunta u ah maamulka puntland madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi cabdixakiim camey.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cabdixakiim camey ayaa la weydiyay  arrimo badan oo la xidhiidha xiisada iyaga iyo Galmudug oo aan wax is afgarad ah marna laga gaadhinsoona laablaabata iyo xiisada dhanka afka ah oo u dhaxaysa iyaga iyo somaliland.

 

Cabdisalaan Hareeri Ayaa weydiyay camey Sool sanaag Cayn waa maxay sababta Pl usheegato  ileen kama talise wuuna ugu Jawaabay “Qabiil ahaan ayay ushegata..

 

Mar kale waxaa la weydiiyay cabdixakiim camey “Qabiilka aad ka soo jeeda Khaatumo iyaga Dhistay.Somaliland.iyaga ku jira Puntland Sidoo kale Fadaraalka Lamid Ma la odhan kara Idiinka Ka masuul ah Siyaasada Wareersan?Wuxuu Ku jawaabay Waxaan ka ahayn Pl Waa Magac uyaal.

SOMALI NEWS

To Top