WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Culimadda Deegaanada Puntland oo ka qayliyey Lacagta tirada badan ee laga qaado Dadka Xajinaya-Video

Culimada Puntland Gaar ahaana Boosaaso ayaa  Ka Qayliyey Lacagta Tirada Badan ee Laga Qaado Dadka Gudanaya Waajibaadka Xajka Waxaana ay Digniin u Direen Cidkasta oo ku Shuqul leh Arrintan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Culimada ayaa Sheegay Hadii aan Dadka Loo Fududayn Gudashada Waajibaadka Xajka oo Lacagta Lagu Kordhiyo in Cadho alle Ka Dhalan Karto.

SOMALI NEWS

To Top