WARARKA SOOMAALI

DAAWO: Ciidamo gadoodsan oo xirtay waddooyin ku yaalla Garoowe

Ciidamada Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Puntland ayaa maanta gadood ka sameeyay gudaha  Magaalada Garowe.

Ciidamada ayaa oo wata gaadiid dagaal ayaa ka xirtay wadooyinka Garowe xili ay ka cabanayaan Mushaar la’aan soo wajahday iyo xariga loo geystay wakiilkii Dowlada Somalia ee dhanka Hay’ada socdaalka walow mar danbe la sii daayay.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA 

DAAWO: Ciidamo gadoodsan oo xirtay waddooyin ku yaalla Garoowe
To Top