WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Ciidamadda Dalka Turkiga oo sii wada dagaalkii xooggana ee ay ku galeen Suuriya iyo Horufadhi oo warbixin diiradda ku saartay-Video

Kadib Ciidamada  Dawlada Turkiga Markii ay Gudaha u Galeen Wadanka Suuriya Waxaa Muuqaalo Laga Soo Qaaday Hawl galada Ciidamada Turkigu Wadaan ee ay ku Baacsanayaan Kurdiyiinta.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Turkiga ayaa Qalab Casri ah u Isticmaalay Weerarka ay ku Qaadeen Gudaha Wadanka Suuriya Waxaana Muuqaalo laga Soo Duubay Hawl galadaasi Muujinay Baaxada Dagaalkaasi.

SOMALI NEWS

To Top