Kadib Ciidamada Dawlada Turkiga Markii ay Gudaha u Galeen Wadanka Suuriya Waxaa Muuqaalo Laga Soo Qaaday Hawl galada Ciidamada Turkigu Wadaan ee ay ku Baacsanayaan Kurdiyiinta.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Turkiga ayaa Qalab Casri ah u Isticmaalay Weerarka ay ku Qaadeen Gudaha Wadanka Suuriya Waxaana Muuqaalo laga Soo Duubay Hawl galadaasi Muujinay Baaxada Dagaalkaasi.
