WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Caleema saarka Axmed Madoobe oo xiisad ka dhex abuuray maamulka Soomaliland-Video

HALKAN KA DAAWO

Faadumo Siciid Ibraahim Xoghayaha arimaha dibadda Xisbiga Wadani  ayaa Guurtida iyo Wakiilada Somaliland ku eedaysay inay Somaliland u horseedayaan Arimo Quudhsi ah oo Wax u dhimaya Jiritaanka Somaliland.

,,Arintan waxay muujinaysaa inay Somaliland tahay maamul Goboleed u tagaya maamul Kale, Waa Arin Mucjiso ah, maantana Goleyaashii wax laga sugayey inay dhahaan anagaa ka qayb galayna oo Casuumada dalbanay “ Ayay tidhi Faadumo Siciid.

waxay sidoo kale Faadumo ka hadashay Shirkii Caalamiga ahaa ee ka dhacay magaalada Muqdisho

SOMALI NEWS

To Top