WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Cabdiraxmaan Cirro oo eedihii ugu cuslaa ku hurgufay Muuse Biixi iyo arrimaha naxdinta leh ee ka taagan Hargeysa-Video

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaadirka ah ee Wadani C.raxmaan Cirro oo maanta Shirjaraa’id ku Qabtay magaalada Hargeisa ayaa eedaymihii ugu Cuslaa u jeediyey Xukuumadda Kulmiye.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

C.raxmaan Cirro ayaa wuxuu diirada saaray Wuxuu kusoo Arkay Suuqyada magaalada Hargeisa iyo Waraysigii uu la yeesho Shacabkii kala duwanaa, Wuxuuna sidoo kale ka hadlay Sida uu Muuse Biixi ku Wajahay Xal u helida Sicir-bararka.

SOMALI NEWS

To Top