Ururka Dhalinyarada Gobolka Cayn oo Dhowaan Lagaga Dhawaaqay Magaalada Buuhoodle ayaa Maanta Soo Gabagabeeyey Hawlahaa Nadaafada ee Wadada Laamiga ahe Buuhoodle Taas oo BilicdeedaSi wayn Maanta Ururku uga Shaqeeyey.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Dhalinyaradan oo ah kuwo iskood isku Xilqaamay ayaa Lagu amaanay Hawlaha Bilcinta Magaalada iyo in ay Dadka Tusaan in Maamul la, aan Laga shaqayn Karo Bilicda Magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn.