WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Boqor Buur-madow oo maanta xukun adag lagu riday Xabsigiina dib loogu celiyey iyo sida wax u dhaceen-Video

Maxkamadda gobolka Maroodijeex ee Hargeysa waxay shan sanno oo xabsi ah ku xukuntay Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buur-madow).

Boqor Buur-madow ayaa la sheegay in dib isla maantaba loogu celiyay xabsiga kaddib markii dhawaan dammaanad lagu soo daayay.

Ma jirin qareenno difaacayay boqorka, Iyadoona Xidhig ciqaabeedkan lagu riday Buurmadaw ayaa xidhiidh la leh , hadalo uu ka jeediyey madal ahayd caleemosaar madaxdhaqameed Soomaaliyeed oo ka dhacday Puntland

Hoos ka eeg Muuqaal hore

HALKAN KA DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top