WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Beesha Habar-jeclo oo Muuse Biixi ugu baaqday in uu Xabsiga kasii daayo Boqor Buur-madow-Video

Beesha Habar-jeclo oo shir ku yeelatay magaalada Ceel-afwayn ayaa ku Baaqday Shir deg deg ah oo ay Yeeshaan, Waxayna sidoo kale Muuse Biixi Cabdi ugu baaqeen inuu Xoriyadiisa usoo celiyo Boqor Cismaan Buur-madow.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Waxaanu ka codsanaynaa Muuse Biixi Cabdi inuu Cafiyo Boqor Buur-madow, Waxaanu Shirkaasi uga hadli doonaa Nabadda”.

SOMALI NEWS

To Top