Beesha Habar-jeclo oo shir ku yeelatay magaalada Ceel-afwayn ayaa ku Baaqday Shir deg deg ah oo ay Yeeshaan, Waxayna sidoo kale Muuse Biixi Cabdi ugu baaqeen inuu Xoriyadiisa usoo celiyo Boqor Cismaan Buur-madow.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
“Waxaanu ka codsanaynaa Muuse Biixi Cabdi inuu Cafiyo Boqor Buur-madow, Waxaanu Shirkaasi uga hadli doonaa Nabadda”.
