Maxkamada Ciidamada ee Bariga Maamulka Somaliland ayaa Maanta Xukuntay Khamri Tiro Badan iyo Sadex Qof oo ka Gacansanayey.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Deegaanada Maamulka Somaliland ayaa Dhibane u Noqday Maandooriyaha Khamriga Waxaana Sidan oo kale Todobaadkan Lagu Qabtay Khamri Magaalada Gabiley.
