diinta

Daawo- Ali Ibnu Daalib muxuu ka yidhi Warwarka iyo Warbahaarka-VIDEO.

Assalamu Calykum Waraxmatullahi Wabarakatuhu
Qolo ayaa u timid Cali Ibnu Abi Dalib, waxa ay waydiiyeen ciidanka Allah ka ugu xooga wayn. Ciidamada Allah way ay badan yihiin laakiin si cajiib ah ayuu ugu jawaabay. Sheekadii dhex martay Cali iyo qoladaas hoos ka daawo. Fadlan sii faafi hadii aad awoodo.

HALKAN KA DAAWO…

 

[email protected]

SOMALI NEWS

To Top