diinta

DAAWO- Akhlaaqda iyo Burburka umadaha + Cadaalad darada-VIDEO.

Cadaalada oo la waayaa waxa ay horseedaa burbur. Caalamka Islaamka burburka haysta waxa kow ka ah cadaalad la’aanta ka jirta wadamadaas. Barmaamijkan labaad ee Akhlaaqda iyo burburka umadaha waxa aan kaga hadli muhiimada ay cadaaladu u leedahay jiritaanka umadaha. Fadlan halkan ka daawo siina fidi hadii aad awoodo.

HALKAN KA DAAWO MUQAALKA…

[email protected]

 

SOMALI NEWS

To Top