Ku-simaha Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland ahna Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Axmed Cimi Cismaan Karaash, ayaa Maanta Shir-guddoomiyay kulan ku saabsan Amniga guud deegaanada...
Alle ha u naxariistee Meydka Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil, ayaa salaadda Janaasada lagula tukaday Masaajidka Isbaheysiga Islaamka, waxaana ka qeyb galay Ku-simaha Guddoomiyaha...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa beeniyay in dowladda Soomaaliya ay ka laabatay dacwadii badda eea Maxkamadda...
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa soo dhaweeyey Doorka Dowladda Qatar ay ka qaadatay soo-celinta Xiriirka Diplomaasiyadeed ee u dhexeeyey...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud (Cumar Filish) ayaa Booqday sadax Qoys oo shalay Caruur ay ugu Geeriyootay...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta markale dib u billowday dhageysiga dacwadda dilkii loo geystay Allaha u naxariistee guddoomiyihii maamulka degmada Hodan...
Taliyaha Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa hoygiisa ku booqday Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud oo ku...
Madaxa Midowga Africa Moussa Faki Mahamat ayaa soo dhaweeyay magacaabista madaxweynihii hore ee dalka Ghana John Dramani Mahama in uu noqon Wakiilka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Turkiga ee dalka Soomaaliya Mahmet Yilmez. Kulankan ayaa...
Wararka aan ka heleyno deegaan ku dhow degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in gelinkii dambe ee shalay halkaas...