Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya kooxo hubeysan oo gudaha degmada Hodan ee Gobolka Banaadir ku dilay Abuukaate ka tirsanaa dowladda Federaalka...
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Cismaan Abuukar Dubbe oo Qoraal soo saaray ayaa waxaa uu ku beeniyay warar la faafiyay ee sheegayay in Madaxweyne...
Hey’adda Cuntada iyo beeraha Qaramada Midoobay ee FAO ayaa ka digtay halista daadad xoog leh oo Soomaliya ku soo wajahan,digniintan ayaa la...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay SL/XM/WM/222-658/052021 ku magacaabay Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Sanaag ee Somaliland....
Dowladda Shiinaha ayaa xaqiijisay in gantaalkii ka soo fakaday uu dhulka ku soo dhacay Badweynta Hindiya, gaar ahaan meel u dhow Jaziiradda...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadashay Qaraxyo loo adeegsaday gaari oo lagu weeraray Iskuul ay ku sugnaayeen Boqolaal Arday oo...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Dad barakacayaal ah oo kunool Kaam ku yaalla deegaanka Garasbaaleey ee duleedka Magaalada Muqdisho oo xalay...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan afur ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka qaar ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyay...
Taliyaha Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa galabta hoygiisa ku booqday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa sii deysay laba kamid ah 7 Askari oo ka tirsan Booliska dowladda Federaalka oo ay ku jiraan...