Dowladda Uganda waxay bilowday inay xaqiijiso Madaxda ka qeyb geli doonta Caleema-saarka Madaxweyne Museveni oo bishan 12-da k dhici doonta Caasimadda dalkaasi...
Ku-simaha Madaxweynaha Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Madaxa Hay’adda socdaalka adduunka...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa shir-guddoomiyey kulan ballaaran oo lagu lafo-guray arrimaha qabsoomidda doorashooyinka ee Wakiillada iyo deegaanka, kaas oo maanta...
Waxaa Maanta qabuuro ku yaalla gudaha Isbitaalka Xoogga ee Magaalada Muqdisho Aas Qaran loogu sameeyay Taliyihii Saldhiga Booliska degmada Waaberi ee Gobolka...
Shiinaha ayaa Maraykanka ku eedeeyey inay warar cabsi gelin ah iyo ololle aan loo meel dayin ka faafiyeen dayax gacmeedkoodii ku soo...
Madaxweynayaashii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka mid ah xubnaha midowga musharraxiinta ayaa xalay kulan...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa beenisay in ay fasaxda qaadka loo yaqaan Miirowga ee ka baxa dalka Kenya, kadib markii ay dowlada la...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble ayaa si kulul uga hadlay Qaraxii Is-miidaaminta ahaa ee xalay ka dhacay Saldhiga Booliska degmada Waaberi...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanya leh u diray qoysaska, qaraabada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee ay...
Taliska Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay Qarax is-miidaamin ah oo xalay lagu weeraray Saldhiga Booliska degmada Waaberi...