Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax Is-miidaamiin ah oo habeenkii xalay aheyd ka dhacay koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug,...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta Aqalka Madaxtooyadda KGS ku qaabilay Wafidi ay hogaamineysey kuxigeenka Koowaad ee wakiilka gaarka ah...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya Balaal Maxamed Cusman, ayaa ka qeyb galay shirkii Golaha Jaamacadda Carabta ee heer Wasiir ee aan...
Iyada oo dowladda Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada iyo inta badan dalalka Caalamka ay shaaciyen in Maanta la dhameystirayo 30-ka Bisha Soon ayaa waxaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan-doceed la qaatay Dhiggiisa dalka Uganda Mudane Yoweri Museveni. Labada Madaxweyne ayaa ka wadahadlay...
Madaxweynihii hore dowlad Gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa eedeyn culus u jeediyay dowladda Soomaaliya isaga oo sheegay xayirtay aduun lacageed oo...
Xafiiska Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Bini’adamnimada ee loo yaqaano OCHA ayaa warbixin ka soo saaray khasaarihi ka dhashay roobabkii dhawaan ka...
Dowlada Kenya ayaa saakay hakisay dhammaan duulimaadyada diyaaradaha taga kana yimaada dalka Soomaaliya, marka laga reebo diyaararadaha Qaramada Midoobay iyo kuwa gargaarka....
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa Cafis u fidiyey Maxabiis xukuno kala duwan ugu Jiray Xabsiga Magaalada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay Magaalada Kambaala ee Caasimadda Dalka Uganda. Madaxweynaha...