WARARKA SOOMAALI

Axmed Madoobe & C/weli Gaas oo Ku kala aragti duwan Nidaamka faderaalka Soomaliya +video

Madaxda P/Land iyo Jubbaland ayaa umuuqda kuwa aanan waligood mideyn doonin siyaasadooda maadaama ay si weyn isugu khilaafsan yihiin Arimo badan.

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa isagoo ku sugan London muujiyay sida uu uga xun yahay in Soomaaliya ay yeelato madaxweynayaal badan laakiin u rajeynayo inuu arko Soomaaliya oo mid ah.

HALKAN RIIX VIDEO DAAWO

SOMALI NEWS

To Top