Taliska ciidamada Mareykanka ee qaarada Afrika ee loo yaqaan AFRICOM ayaa faah faahin ka bixiyey duqeymo diyaaradeed oo uu ka fuliyay Gobolka...
Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa soo saaray amar ka dhan ah hubka sida sharci darrada loogu dhex wato gudaha magaalada Baydhabo ee...
Ciidanka Nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho ka qabtay Wariye Jamaal Maxamed Cismaan oo u...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay Munaasabad ku qabsoomtay Aqalka Cad ayaa la kulmay dhigiisa dalka Maraykanka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyi wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay ku wajahan yihiin deegaano ka tirsan...
Ciidanka xoogga dalka ayaa Maanta dagaalamayaasha Al-shabaab kala wareegay gacan ku haynta degaannada Daynuunaay iyo Moodo moodo oo katirsan Gobalka Baay, kuwaas...
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa Maanta xukun ku riday Askari horey uga tirsanaa Ciidanka xoogga dalka oo lagu helay inuu ka kamid...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Hamza Abdi Barre ayaa maanta kulan muhiim oo ku saabsan sugidda amniga magaalada Muqdisho la qaatay maamulka...
Golaha Midowga Yurub ayaa waxa uu maanta ansixiyey muddo kordhin loo sameeyey saddexda Howlgal ee ay ka wadaan dalka Soomaaliya iyo Geeska...
Dowladda Kenya ayaa shaaca ka qaaday inay soo dhaweyneyso wadahadallada dib u bilaabanaya ee Soomaaliya iyo Somaliland, oo dhowr jeer hore loogu...