Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soonaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee dhowaan la doortay ee dalka Saambiya Hichilema. Madaxweyne...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Maanta Magaalada Muqdisho kulan kula la qaatay Wakiilka Hay’ada UNHCR ee Soomaaliya...
Ciraaq ayaa ku casuuntay Iran iyo dalalka Khaliijka Carabta oo ay Tehran kala dhexeyso xurgufta siyaasadeed shir madaxeedka ka dhacaya magaalada Baqdaad,...
Muwaadinka Soomaaliyeed ayaa u Geeriyooday gaari dardaray (jiiray) xilli ay ceyrsanayeen Rag hubeysan oo Burcad ah Gobalka Eastern Cape oo ku yaalla...
Wasiirka Maaliyadda XFS mudane C/raxmaan Ducaake Beyle ayaa manta xarunta wasaaradda ee Magaalada Muqdisho kulan muhiim ah kula yeesdhay Kristina Svensson oo...
Wararka aan ka heleyn deegaano ka tirsan dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa ay ku warramayaan in halkaas uu ka socdo dagaal...
Ilo-wareedyo ayaa sheegay inuu RW Ethiopia, Abiy Ahmed Ali uu booqasho aan la shaacinin ku tegay caasimada dalka Eritrea ee Asmara. Safarkaas...
Maxkamada Gobolka Galgaduud ayaa maanta xukun xabsi ah iyo ganaax ku riday nin dhalinyaro ah oo lagu helay in falal isugu jiray...
Waxaa Maanta Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug dhanka Galmdug ka dhacay Banaanbax xoogan oo lagu taageerayay howlgalada Ciidamada Dowladda iyo kuwa...
Waxaa saaka degan xaaladda degaanka Camaara ee Koonfurta Gobolka Mudug, halkaas oo shalay gelinkii hore Al-Shabaab ay kula wareegeen weerar ku bilowday...