Mas’uuliyiinta Israa’iil ayaa bilaabay baadigoob xooggan kaddib markii lix maxbuus oo Falastiiniyiin ah ay habeenkii ka baxsadeen mid ka mid ah jeelasha...
Waxaa saakay xaalad daganaasho oo aan cago badan ku taagneyn ka jirtaa deegaanka Kabxanleey ee duleedka Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa baaq nabadeed u diray maleeshiyo beeleed ku dagaalamaya deegaanka kabxanlay ee Waqooyiga Magaalada...
Weerar loo adeegsaday Bam gacmeed ayaa waxaa xalay lagu tuuray Bar koontarool oo Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka Maamulka Hirshabeelle ku leeyihiin...
Maamul Goboleedka Puntland ayaa War kasoo saartay tallaabadii Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble uu xilka uga qaaday Agaasimihii Hay’adda nabadsugida iyo Sirdoonka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Taliyaha KMG ah Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, Hoggaanka...
Wasaarada Warfaafinta Soomaaliya ayaa beenisay warar maanta lagu faafiyey baraha bulshada, isla markaana laga sii daayey warbaahinta madaxa banaan kuwaasoo sheegayey in...
Ra’iisul Wasaaraha Somalia Maxamed Xuseen Rooble ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaallamaya deegaannada Deefow iyo Kabxanley ee...
Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Maanta waxaa gaaray wafdi ka socda Urur Goboleedka IGAD, iyadoo halkaas...
Maamulka Jubbaland ayaa war kasoo saaray xaaladaha is diidan dalka, gaar ahaan arrinta sida weyn loo hadal hayo ee xilka qaadistii lagu...