Ciidanka dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa Booliska ayaa xalay howlgal qorsheysan ka sameeyay xaafado ka tirsan degmada Hiliwaa ee Gobolka Banaadir, waxaana...
Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa lagu dilay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka jubbada Hoose, kadib markii xalay qarax miino...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Sharciga Miisaaniyadda Dowladda ee 2021 oo ay hore u soo ansixiyey Golaha Xukuumadda...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadashay qaraxyo aad u xoogan oo gelinkii dambe ee Arbacada 30 December ee sanadkii 2020...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyey Xulka Kubadda Cagta Gobolka Banaadir oo ku guuleystay Koobka Tartanka Dowlad Goboleedyada...
Ciyaartoyda Xulka Kubada Cagta ee Gobolka Banaadir ayaa ku guuleestay koobkii kubada cagta ee loo dhigay dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir, tartankan...
Ciidamada booliiska ee ka howlgala degmada Dayniile ayaa ku guuleestay in xalay gacanta ku dhigaan sadex nin oo burcad ah oo dadka...
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa Anita Kiki Gbeho u magacaabay ku xigeenka xafiiska howl-galka QM ee Soomaaliya ee UNSOM....
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa farriin amniga la xiriirta u diray taageerayaasha xulalka Galmudug iyo gobolka Banaadir...
Madaxweynaha dowlad Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa Maanta Magaalad Jowhar ka daahfuray Shirka nabadeynta iyo dib u heshiisiinta beelo walaalo ah...