Jugta qarax xoogan ayaa Goordhow laga maqlay inta badan degmooyinka Gobolka Banaadir, kaasi oo warar la helayo ay sheegayaan inuu ka dhacay...
Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James Swan iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilka sii-haya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa khudbad uu uga hadlay Doorashada Soomaaliya iyo xaaladda dalka...
Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilan Soomaalia James Swan ayaa sheegay in xiisadda siyaasadda ee sii cakirmaysa ee Soomaaliya ay halis ku tahay...
Wasiirka Warfaafinta Xukuumada Federaalka ee xilka sii-haya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa sheegay in Jimcadihii lasoo dhaafay Magaalada Muqdisho uu ka dhacay isku...
Midowga Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa mar labaad ku baaqay banaanbax nabadeed oo ka dhacaya Magaalada Muqdisho gaar ahaan...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ee muddo xileedeedu dhammaaday ayaa Madaxda dowlad Goboleedyada Jubbaland iyo Puntland ugu baaqday inay kasoo qeyb galaan Shirka uu...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta Caadil bin Cabdul Raxman Al Casumi ayaa walaac weyn ka muujiyay rabshadahii maalmo kahor ka dhaca Magaalada Muqdisho ee...
Wararka aan ka heleyno Gobolka Hiiraan gaar ahaan deegaanka Halgan ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas uu xalay ka dhacay dagaal u...
Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James Swan iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay...