Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Khudbad ka jeediyey Meertada 76-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa kaga hadlay...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta Muqdisho shir uga furay Guddi Farsamo oo ka kala Socda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka Nigeria Yusuf Yunusa iyo Indonesia...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka guddoomay liiska murashaxiinta Xildhibaanada Aqalka Sare ee Gobollada Woqooyi ( Somaliland),...
Dowladda Suudaan ayaa waxaa sheegtay in afgembi dhicisoobay uu ka dhacay dalkaas isla markaana la qaaday tallaabooyin lagu dajinayo xiisadda, sida ay...
Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Cali Yare Cali ayaa ka hadlay imaanshaha Magaalada Muqdisho ee Agaasimihii hore ee Nabadsugida...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/rxamaan iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa dib u bilaabay dadaalo lagu xalinayo khilaafka...
Agaasimihii hore ee Nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka ee NISA ahna La-Taliyaha Amniga Madaxweynaha, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa waaberigii hore ee saaka...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guud taariikhi ah ku tilmaamay in dowladda Federaalka ay Qaramada Midoobay dib ugala soo wareegto...
Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ ee fadhigeedu yahay dalka Holland ayaa lagu wadaa in ay ku dhawaaqdo xukunka dacwaddii Badda ee u...