In ka badan 60 guri oo ay deganaayeen qoysaskii dhawaan laga soo celiyay Xeryaha Qaxootiga ee Dadaab Kenya iyo qoysas kale oo...
Guddoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashooyinka Maxamed Cawil Warsame, Gudoomiye ku-xigeenka Guddiga Maxamed Ibraahim Barre iyo Xoghayaha Guddiga Marwo Fardowsa Mataan Buulle ayaa...
Guddiga doorashada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyay qabashada doorashada kuraasta ugu horreeysa ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee taalla Magaalada Baraawe...
Guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashooyinka ayaa hakiyay ku dhawaaqista Natiijada saddex kamid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ee Gobolada Waqooyi ee Somaliland...
Guddiyada hirgelinta doorashooyinka Dowlad Goboleedyada Galmudug iyo Puntland ayaa Maanta waxaa ay min Saddex Xubnood doorasbooda ku qabteen Magaalooyinka Dhuusamareeb & Garoowe...
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa guullo ka sheegatay howl-gallo ka dhan ah dagaalamayaasha Al-shabaab oo ay maanta ciidamada Xoogga dalka ka...