Cutubyo ka tirsan ciidanka Kummaandooska Xoogga dalka Soomaaliyeed ee Gor-Gor ayaa dhoolatus ku saabsan argagaxiso la dirirka ku soo bandhigay Magaalada Isparta...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayey ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho, kadib safar qaatay...
Cabdisamed Macalin Maxamuud Xasan oo uu dhalay hoggaamiyaha Ururkii Ahlusunna Waljamaaca ee Gobolada Dhexe Macalin Maxamuud ayaa Maanta doortay Xildhibaan ka tirsan...
Howlgalka oo ahaa mid qorsheeysan ayay Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ka sameeyeen degaano hoostaga degmooyinka Awdheegle, iyo Qoryeeleey ee Gobolka Shabeellaha Hoose...
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa Maanta oo Khamiis ah waxaa lagu wadaa inay ka dhacdo doorashada qaar kamid ah kuraasta Golaha...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa magaalada Addis Ababa kaga qayb galay furitaanka Kalfadhiga 40-aad...