Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer ku tagay qaar ka mid ah xarumaha Wasaaradaha, isaga oo kormeeray...
Magaaladda Minneapolis ee gobolka Minnesota ayaa waxaa ka jira nin sheegtey in uu dadka kala taliya xumaha, balse ay bulshada iyo hoggaanka...
Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Xasan Maxamed Khaliif ayaa shacabka ku sugan Gobolka Mudug ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan nabada iyo...
Meymuun Nuur Axmed waa Gabar yar oo Sagaal sano jir ah oo iyada oo xabaarsan walaalkeed kala soo carartay Abaaraha ka jira...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Magaalada Muqdisho kulamo xasaasi ah kula qaatay madaxda Maamul Goboleedyada dalka. Madaxweynaha ayaa Maamulada kala hadlay...
Cabdi wali Maxamed Cali Gaas oo la hadlay Warbaahinta ayaa dowladda Turkiga ku dhaliilay in Mashaariicda ay ugu tala gashay Soomaaliya ay...
Waxaa la soo gaba gabeeyay shirkii u socday Madaxda dowlad Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada dalka, iyadoo shirka laga soo saaray...
Qoraa Abwaan Wariye Cismaan Cabdinuur Xaashi oo maalintii shalay ahayd ka hadlayay Munaasibad Xadhiga Lagaga Furayay Shirkad dhanka Korantada ah oo dhawaan...
Ra’iisal wasaaraha dalka Turkiga Binali Yildrim ayaa ku dhowaaqay in aftidii laga qaaday shacabka Turkiga ay guul ku dhamaatay waxana awooda loo...
) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo Madaxda Maamul Gobolleedyada, Puntland, Jubbaland, Koonfur-Galbeed, Ku-simaha Madaxweynaha Galmudug,...