WARARKA SOOMAALI

Daawo:Abwaan Cismaan Cabdinuur Xaashi oo Tusaalle Cajiib ah ka bixiyay Tariikhda Laascanod iyo Xubnihii Beesha Isaaq oo-Video

Qoraa Abwaan Wariye Cismaan Cabdinuur Xaashi oo maalintii shalay ahayd ka hadlayay Munaasibad Xadhiga Lagaga Furayay Shirkad dhanka Korantada ah oo dhawaan laga Hirgaliyay Magaalada Laascaanood ee Gobalka Sool ayaa si adag ula hadlay Xubnihii Beesha Isaaq ee maamulka Somaliland usoo dirsaday si ay marajaha qaloocsan ee maamulkaas u qaadsiiyaan Shirkadan.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Abwaan Cismaan Cabdinuur ayaa ka sheekeeyay Tariikhda dahabiga ah ee magaalada Laascaanood xarunta Gobalka sool isaga oo sheega in ay lix calaamadood oo waa weyn ka shabahdo magaalada Barkaysan ee Maka isla markaana ay tahay magaaladii xadaarada Gobalada waqooyiga Somalia.

Wararka [email protected]

SOMALI NEWS

To Top