Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa sheegay in aanay xilligan habooneyn in lagu mashquulo siyaasad iyo arrimo kale, isagoo ku...
Xili uu isa sii tarayo qasaaraha ka dhashay werarkii ismiidaaminta ee ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa waxa kamid ahaa dadka dhibaatada kaso...
Diyaarado uu Turkiga soo diray ayaa goor dhow garoonka diyaaradaha Muqdisho ka qaaday dhaawacyo fara badan oo ku dhaawacmay qaraxii argagixiso ee...
Goor dhoweyd, waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho soo caga dhigatay diyaarad sida wefdi uu hoggaaminayo wasiirka caafimaadka Turkiga oo ay kamid yihiin...
Shacabka magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Weerarkii dhiiga badan uu ku daatay uu ahaa mid aan horey loo arag, Balse uu yahay...
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa war ka soo saartay khasaarihii baaxada lahaa ee ka dhashay qaraxii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho,...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa ka hadlay qaraxii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho waxaana uu...
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa amar ku bixiyay in diyaarad caafimaad loo diro magaalada Muqdisho, si ay dadka aan dhaawacyadooda waxba...
Cabdixakiim Camey Madaxwayne ku xigeenka maamulka Puntland oo kasoo laabtay safar uu ku tagay waddamada Zambia iyo Kenya ayaa ka hadlay socdaalkiisa,...
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa booqday goobtii uu ka dhacay qaraxu iyo Isbitaalka Madiina isagoo dhiiggiisa ugu deeqay shacabkii Masaakiinta ahaa...