Madaxweynaha DF Soomaaliya MD Mohamed cabdilaahi farmaajo ayaa bixiyey waraysi xogo badan xambaarsan oo kusaabsan shirkii dhowaan lagu soo gabagabeeyey magaalada London....
Cabdiweli Cali Gaas oo khudbad ka jeedinayey xafladdii ay soo qaban qaabiyeen jaaliyadda reer Puntland ee London ayaa ku hadlay hadalo u...
Madaxda DFS ayaa taageero caafimaad oo dhanka dibadda ah ubalan qaaday Faaiso C/Rashiid Cali Cismaan oo ah gabar katirsan ciidamada xooga dalka...
Sharci lagu adkeynayo inay dambi tahay in gabdhaha la gudo ayaa cod aqlabiyad leh waxaa ku meel mariyay Golaha Sharci dejinta ee...
Ciidamada booliska dowladda Kenya ayaa toddobaadkii hore deegaanka Miingi ee gudaha dalka Kenya ku qabtay gaari ay saarnaayeen in ka badan 50...
Sida aan wararkeena hore ku sheegnay waxaa magaalada London kusoo dhamaaday shirka Madaxda Qaranka, Maamul Goboleedyada iyo Beesha Caalamka. Shirka ayaa waxaa...
Gudoomiye-ku-xigeenkii 3aad ee hore ee Xisbiga UCID Cali Gurey, ayaa wax layaab leh ku tilmaamay wararka hadda soo ifbaxaya ee ku saabsan...
Cabdiweli Gaas ayaa ka hadlay shirkii arrimaha Soomaaliya ee lagusoo gabagabeeyay magaalada London. Gaas oo shirka kadib wareysi siiyay Warbaahinta ayaa sheegay shirkii...
Ku dhawaad 57 dhalin yaro Soomaali ah oo laga soo tarxiilay dalka Maraykanka ayaa maanta la filayaa in laga soo dajiyo garoonka...
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre....