Garoowe (HM)-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdilaahi Deni oo goordhow ka hadlayey Magaalada Garoowe ayaa si kulul uga hadlay Qaraxii ismiidaaminta ahaa ee Habeenimadii xalay ka dhacay Magaalada Garoowe kaas oo lagu khaarajiyey Gudoomiyihii Gobolka Nugaal Marxuum Cabdisalaan Xasan Xirsi (Gujir).
HALKAN KA DAAWO VIDEO DENI
![](https://horufadhimedia.com/wp-content/uploads/2021/12/logo2-3.jpg)